Markos 12:43 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub43 Ciise intuu xertiisa iskugu yeeray ayuu ku yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, carmaladaan maskiinta ah ayaa ku riday sanduuqa in ka badan dadka kaloo dhan. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH43 Markaasuu xertiisii u yeedhay oo ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Carmalkan miskiinta ah waxay ku ridday wax ka badan wixii ay dhammaan ku ridayaan khasnaddii. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)43 Waẖu uyerey asaẖab tisa, waẖu kuyiri: Amin waẖan idin leyehay: Garob tan maskinta ah waẖay kuridey waẖ kabadan waẖay kuwan kuli kuriden sandukhi sadaghada, Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah43 Markaasuu xertiisii u yeedhay oo ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Carmalkan miskiinta ah waxay ku ridday wax ka badan wixii ay dhammaan ku ridayaan khasnaddii. Sien die hoofstuk |