Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 12:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

38 Markii uu wax barayay ayuu Ciise yiri, “Iska ilaaliya dhaqanka macalimiinta sharciga Muuse. Maxaa yeelay waxey ka helaan iney meelaha ku maraan khamiisyo dhaadheer oo qaali ah, waxeyna jecelyihiin in si xushmad leh loo salaamo markey suuqa marayaan.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

38 Markuu wax barayay wuxuu ku yidhi, Iska jira culimada oo doonaya inay khamiisyo dhaadheer ku socdaan, oo jecel salaanta suuqa,

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

38 Waẖu kuyiri bari disa ḋaẖdedha: Iskaogada kuwa fartayaghan, oraban iney kuwaregan marya ḋerḋer iyo salanti sugha

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

38 Markuu wax barayay wuxuu ku yidhi, Iska jira culimmada oo doonaya inay khamiisyo dhaadheer ku socdaan, oo jecel salaanta suuqa,

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 12:38

Volg ons:

Advertensies


Advertensies