Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 12:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

34 Ciise goorta uu arkay inuu si wanaagsan u jawaabay ayuu ku yiri, “Boqortooyada Illaahey kama fogid.” Waqtigaas kadibna qof ku dhaca inuu Ciise su’aal weydiiyo ma jirin.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

34 Markii Ciise arkay inuu miyir ku jawaabay, wuxuu ku yidhi, Boqortooyada Ilaah kama aad fogid. Markaas dabadeed ninna kuma dhicin inuu wax weyddiiyo.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

34 Yesu kolku arkey inu kujawabey aghli, waẖu kuyiri: Kama fogid suldanimadi Ilahey. Kaba̱di ghofna kuma ḋei̱n inu warsado hadal.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

34 Markii Ciise arkay inuu miyir ku jawaabay, wuxuu ku yidhi, Boqortooyada Ilaah kama aad fogid. Markaas dabadeed ninna kuma dhicin inuu wax weyddiiyo.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 12:34

Volg ons:

Advertensies


Advertensies