Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 12:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

26 Haddaba waxa ku saabsan sarakicidda, miyeydan ka akhrisan buuggii Muuse, iyo sheekada geedkii dabka ka ololayay, sida Illaahey u yiri, ‘Waxaan ahay Illaaha Ibraahim, Illaaha Isxaaq iyo Illaaha Yacquub.’

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

26 Oo xagga kuwii dhintay in la sara kiciyo miyaydnaan kitaabkii Muuse ka akhriyin sidii Ilaah geedkii ugala soo hadlay oo yidhi, Anigu waxaan ahay Ilaaha Ibraahim iyo Ilaaha Isxaaq iyo Ilaaha Yacquub?

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

26 Iyo khabarki meydadka korkodha iney sonolanayin, sow kamaeydan akhrinin kutubki Muse, meshi ẖananka, sidu kuyiri: Aniga Ilahi Ibrahim ah iyo Ilahi Isagh iyo Ilahi Yaghub?

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

26 Oo xagga kuwii dhintay in la sara kiciyo miyaydnaan kitaabkii Muuse ka akhriyin sidii Ilaah geedkii ugala soo hadlay oo yidhi, Anigu waxaan ahay Ilaaha Ibraahim iyo Ilaaha Isxaaq iyo Ilaaha Yacquub?

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 12:26

Volg ons:

Advertensies


Advertensies