Markos 12:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Sadukiinta oo aan aaminsaneyn sarakicidda dhimashada ayaa Ciise u yimid. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH18 Markaasaa waxaa u yimid Sadukiin kuwii odhan jiray, Sarakicidda kuwii dhintay ma jirto. Oo waxay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)18 Waẖa uimaden sadukayal, kuwa ḋahan majirto ghiyama, way warsaden, waẖay ḋehen: Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah18 Markaasaa waxaa u yimid Sadukiin kuwii odhan jiray, Sarakicidda kuwii dhintay ma jirto. Oo waxay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Sien die hoofstuk |