Aanlyn Bybel

- Advertensies -

Markos 12:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Ma bixinaa mise maya?” Laakiin Ciise wuu gartay labawejiilanimadooda, markaas ayuu ku yiri, “Maxaad iskugu dayeysaan inaad i shirqooshaan? Diinaar ii keena aan arkee.”

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Ma siinna mise ma siinno? Isaguse labawejiilenimadooda ayuu gartay, oo wuxuu ku yidhi, Maxaad ii jirrabaysaan? Dinaar ii keena aan arko e.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

15 Asagana waẖu gartey khayana dodha, waẖu kuyiri: Maẖad ijirabeysin?

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

15 Ma siinna mise ma siinno? Isaguse labawejiilenimadooda ayuu gartay, oo wuxuu ku yidhi, Maxaad ii jirrabaysaan? Dinaar ii keena aan arko e.

Sien die hoofstuk Kopieer

Markos 12:15

Volg ons:

Advertensies

Advertensies