Markos 12:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Miyeydan weligiin akhrisan qorniinka dhahaya, “ ‘Dhagaxii ey kuwa guriga dhisaya diideen ayaa noqday dhagaxa ugu muhiimsan dhismaha, Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH10 Miyaanaydin weligiin Qorniinka ka akhriyin Dhagixii kuwa wax dhisaa ay diideen, Kaasu wuxuu noqday madaxa rukunka. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)10 Sow maidnan akhrinin ḋigidana: Ḋagaẖay diden fundiyalka, kas waẖu noghdey a̱radi geska. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah10 Miyaanaydin weligiin Qorniinka ka akhriyin Dhagixii kuwa wax dhisaa ay diideen, Kaasu wuxuu noqday madaxa rukunka. Sien die hoofstuk |