Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 11:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Kuwii ka horeeyay iyo kuwii kale ee ka dambeeyay ayaa ku qaylinayay, “Hoosanna!” “Waxaa barakeysan kan ku imaanaya magaca Rabbiga!”

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Kuwii hor socday iyo kuwii daba socdayba way qayliyeen oo yidhaahdeen, Hoosanna, waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanayo.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

9 Kuwi horeyen iyo kuwi rae̱n way ghayliyen, waẖay ḋehen: Hosana, wa due̱ysan yahay kan kuimanayo magai̱ Rabi!

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

9 Kuwii hor socday iyo kuwii daba socdayba way qayliyeen oo yidhaahdeen, Hoosanna, waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanayo.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 11:9

Volg ons:

Advertensies


Advertensies