Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 11:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 oo ku yiri, “Baxa oo tuulada idin ka horeysa taga, oo markaad saas u gashaanna waxaad halkaas ku arki doontaan dameer halkaas ku xiran kaasoo aan qofna fuulin weligiis. Xarigga kasoo fura oo halkan keena.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Wuxuuna ku yidhi, Tuulada idinka soo hor jeedda taga, oo kolkiiba markaad gashaan waxaad ka helaysaan qayl xidhan oo aan ninna weligii fuulin. Soo fura oo keena.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

2 Ukaa̱ tan iyo bulada idinkusotoseysa, markad gashan, waẖad arkeysan khel laẖirey onina fulin weli, fura okena.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

2 Wuxuuna ku yidhi, Tuulada idinka soo hor jeedda taga, oo kolkiiba markaad gashaan waxaad ka helaysaan qayl xidhan oo aan ninna weligii fuulin. Soo fura oo keena.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 11:2

Volg ons:

Advertensies


Advertensies