Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 11:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 Markaas ayaa gudoomiyayaashii wadaaddada iyo macalimiinta sharciga Muuse waxyaalahan maqleen oo waxey bilaabeen iney raadiyaan wado ey ku dilaan, weyna ka cabsadeen, waayo dadkii oo dhan ayaa la yaabay wax baritaankiisa.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 Markii wadaaddadii sare iyo culimadii maqleen, waxay doonayeen si ay u dilaan, waayo, way ka baqeen, maxaa yeelay, dadka oo dhan waxay ka yaabeen waxbariddiisa.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

18 Wadadahi waweyna iyo kuwi fartayaghan waẖay maghlen khabarka oydonen sey uḋumiyan, sababti way kaa̱bsaden, sababti makhlugha oḋan waẖay kuyaben i̱lmi gisa.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

18 Markii wadaaddadii sare iyo culimmadii maqleen, waxay doonayeen si ay u dilaan, waayo, way ka baqeen, maxaa yeelay, dadka oo dhan waxay ka yaabeen waxbariddiisa.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 11:18

Volg ons:

Advertensies


Advertensies