Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 11:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Markii uu Ciise Yeruusaalem yimid kadib ayuu galay macbadka. Wax walbana si fiican ayuu u fiiriyay laakiin gabalkii wuu dhacay markaas ayuu u laabtay Beytaniya isaga oo ey la jiraan laba iyo tobankii xertiisa ahaa.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Markaasaa Ciise Yeruusaalem yimid oo galay macbudka. Goortuu hareeraha iyo wax walbaba eegay, oo gabbalkiina dhacay, ayuu Beytaniya laba-iyo-tobankii ula baxay.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

11 Yesu waẖu galey Yerusalem iyo betmaghdeska gudahisa. Kolku firiyey kuli, waẖay eheyd makhrib, waẖu ulakae̱y Betaniya laba iyo tobanki.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

11 Markaasaa Ciise Yeruusaalem yimid oo galay macbudka. Goortuu hareeraha iyo wax walbaba eegay, oo gabbalkiina dhacay, ayuu Beytaniya laba-iyo-tobankii ula baxay.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 11:11

Volg ons:

Advertensies


Advertensies