Markos 10:48 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub48 Dad badan ayaa canaantay oo u sheegay inuu aamuso laakiin wuu sii qayliyay oo yiri, “Inankii Daa’uudow, ii naxariiso!” Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH48 Qaar badan baa canaantay si uu u aamuso, laakiin si ka badan ayuu ugu qayliyey, Ina Daa'uudow, ii naxariiso. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)48 Dad badan ba a̱nanten ha amuse, ilowse asaga wa kadarey inu kughayliyo: Wiki Daud inaẖariso. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah48 Qaar badan baa canaantay si uu u aamuso, laakiin si ka badan ayuu ugu qayliyey, Ina Daa'uudow, ii naxariiso. Sien die hoofstuk |