Markos 10:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Ciise ayaa intuu iyaga fiiriyay ku yiri, “Binu aadanka agtooda arintan macquul kama aha, laakiin Illaahey xaggiisa wax walba suurtogal ayey ka yihiin.” Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH27 Markaasaa Ciise eegay oo ku yidhi, Waxanu uma suurtoobaan dadka, waxbase uma aha Ilaah, waayo, wax waluba waa u suurtoobaan Ilaah. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)27 Yesu waẖu firiyey ayaka, waẖu yiri: Dad lugumakarayo Ilahey mahee; sababti kuli Ilahey wa kara. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah27 Markaasaa Ciise eegay oo ku yidhi, Waxanu uma suurtoobaan dadka, waxbase uma aha Ilaah, waayo, wax waluba waa u suurtoobaan Ilaah. Sien die hoofstuk |