Markos 10:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Xertii ayaa ka yaabay hadaladiisa. Markaas ayaa Ciise haddana yiri, “Caruurteydiyow aad ayey u adagtahay in boqortooyada Illaahey la galo! Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH24 Xertiisii hadalladiisii bay ka yaabeen. Laakiin Ciise mar kaluu u jawaabay oo ku yidhi, Ilma yahow, siday ugu adag tahay kuwa maalka isku halleeya inay boqortooyada Ilaah galaan! Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)24 Asaẖabti way kuyaben hadal kisa. Yesu wa jawabey, hadana waẖu kuyiri: Ilmayohow, sidey uadag tahay, kuwi kutirsada malka iney galan suldanimadi Ilahey! Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah24 Xertiisii hadalladiisii bay ka yaabeen. Laakiin Ciise mar kaluu u jawaabay oo ku yidhi, Ilma yahow, siday ugu adag tahay kuwa maalka isku halleeya inay boqortooyada Ilaah galaan! Sien die hoofstuk |