Markos 10:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Markaas ayaa qaar ka mid ah Farrisiintii u yimaadeen Ciise oo waxey doonayeen iney isaga jarribaan, waxeyna weydiiyeen, “Ma banaantahay in ninku uu furo xaaskiisa?” Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH2 Markaasaa Farrisiintu u timid oo weyddiisay, Ma xalaal baa in nin naagtiisa furo? Wayna jirrabayeen. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)2 Waẖa uimaden farisayalka, waẖay warsaden: Ma uẖalalba nin inu furo nag tisa? Way jirabayen. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah2 Markaasaa Farrisiintu u timid oo weyddiisay, Ma xalaal baa in nin naagtiisa furo? Wayna jirrabayeen. Sien die hoofstuk |