Markos 10:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Waad garaneysaa amarrada, ‘Waa in aadan qof dilin, waa in aadan sineysan, waa in aadan wax xadin, waa in aadan marqaati been ah furin, waa in aadan qofna khiyaanin, xushmee hooyadaa iyo aabahaa.’ ” Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH19 Qaynuunnada waad taqaan. Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad waxba xadin, Waa inaanad marag been ah furin, Waa inaanad waxba dulmin, Aabbahaa iyo hooyadaana maamuus. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Wad taghan amaryada: Ha dilin, ha ma̱siyeysanin, ha ẖadin, ben ha kamaragkii̱n, ha sirin, ẖishmey abaha iyo habarta. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah19 Qaynuunnada waad taqaan. Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad waxba xadin, Waa inaanad marag been ah furin, Waa inaanad waxba dulmin, Aabbahaa iyo hooyadaana maamuus. Sien die hoofstuk |