Markos 10:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Ciise goortii uu arintaas arkay ayuu aad u xanaaqay oo iyagii ku yiri, “Daaya caruurta yar yar ha ii yimaadaane, hana celinina, waayo boqortooyada Illaahey waxaa leh iyagoo kale. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH14 Laakiin Ciise goortuu arkay, wuu cadhooday, oo wuxuu ku yidhi, Ilmaha yaryar daaya, ha ii yimaadeene, hana diidina, waayo, kuwan oo kale ayaa ka mid ah boqortooyada Ilaah. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)14 Yesuna kolku arkey, rali kumaehen, waẖu kuyiri: Daya a̱rurta, ha iimadane, ha rebina, sababti kuwi ueg kuwan suldanimadi Ilahey ayaka leh. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah14 Laakiin Ciise goortuu arkay, wuu cadhooday, oo wuxuu ku yidhi, Ilmaha yaryar daaya, ha ii yimaadeene, hana diidina, waayo, kuwan oo kale ayaa ka mid ah boqortooyada Ilaah. Sien die hoofstuk |