Markos 1:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Wuxuuna dadka ku wacdiyay oo yiri, “Waxaa iga daba imaan doona mid iga awood weyn, kan aanan anigu istaahilin inaan suumanka kabahiisa furo. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH7 Oo wax buu wacdiyey oo yidhi, Waxaa iga daba imanaya ku iga itaal weyn, kan aanan istaahilin inaan foororsado oo aan yeelmihii kabihiisa furo. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)7 Wu wa̱diyey, waẖu yiri: Waẖa imanaya gadasheyda nin oiga ẖog badan; stahil kumaihi inan forarsado onfuro yelmahi kaba hisa. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah7 Oo wax buu wacdiyey oo yidhi, Waxaa iga daba imanaya ku iga itaal weyn, kan aanan istaahilin inaan foororsado oo aan yeelmihii kabihiisa furo. Sien die hoofstuk |