Markos 1:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub45 Ninkii ayaa wuxuu bilaabay inuu ka hadlo arintaas oo warkiina wuu faafay, sidaa darteed Ciise mar dambe ma uusan gali karin magaalo isaga oo la arkayo, wuxuuna joogay meelaha cidlada ah. Laakiin dadka meel walba ayey uga imaanayeen. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH45 Laakiin wuu baxay oo bilaabay inuu aad u naadiyo oo warka faafiyo, taas aawadeed kol dambe Ciise magaaladuu bayaan u geli kari waayay, laakiin wuxuu joogay dibadda ee meelo cidla ah, meel kastana waa looga yimid. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)45 Asagana wa ubaẖey, waẖu bilabey ad inu uwa̱diyo oswarejiyo warka, tan iyo Yesu maasan gali karin beled, ilowse waẖu jogey dibeda mel i̱dla ah, waẖay ugaimaden mel walba. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah45 Laakiin wuu baxay oo bilaabay inuu aad u naadiyo oo warka faafiyo, taas aawadeed kol dambe Ciise magaaladuu bayaan u geli kari waayay, laakiin wuxuu joogay dibadda ee meelo cidla ah, meel kastana waa looga yimid. Sien die hoofstuk |