Markos 1:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Haddaba markii uu Ciise ka tagay sunagogga isaga oo ey la socdaan Yacquub iyo Yooxanaa ayaa waxey tageen guriga Simoon iyo Andaros. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH29 Oo markiiba kolkay sunagoggii ka soo baxeen, waxay galeen guriga Simoon iyo Andaros, iyaga iyo Yacquub iyo Yooxanaaba. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)29 Markiba waẖay kasobaẖen sunaguga, oygalen aghalki Simon iyo Andrea, ayaka iyo Yaghub iyo Yohana. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah29 Oo markiiba kolkay sunagoggii ka soo baxeen, waxay galeen guriga Simoon iyo Andaros, iyaga iyo Yacquub iyo Yooxanaaba. Sien die hoofstuk |