Markos 1:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 “Maxaad naga rabtaa Ciisihii reer Naasaredow? Ma waxaad u timid inaad na baabi’iso? Waan garanayaa qofka aad tahay, waxaad tahay kan Quduuska Illaahey ah!” Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH24 Maxaa inoo dhexaya, Ciise reer Naasaredow? Ma waxaad u timid inaad na baabbi'iso? Anigu waa ku garanayaa kii aad tahay Kan Quduuska ah ee Ilaah. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)24 Maẖan kaghabna adigana Yesu ki Nasaret? Mawaẖad uimatey inad nahaleyso? Wan kuaghan kad tahay ghuduski Ilahey. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah24 Maxaa inoo dhexaya, Ciise reer Naasaredow? Ma waxaad u timid inaad na baabbi'iso? Anigu waa ku garanayaa kii aad tahay Kan Quduuska ah ee Ilaah. Sien die hoofstuk |