Luukos 1:80 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub80 Yooxanaana wuu koray wuxuuna ku xooggeystay Ruuxa Illaahey. Wuxuuna joogay cidlada illaa maalintii uu shaqada Illaah si cabsi la’aan ah uga bilaabay reer binu Israa’iil dhexdooda. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH80 Wiilkuna waa koray oo ruuxuu ka xoogoobay, wuxuuna joogay cidlada ilaa maalintii uu Israa'iil istusi lahaa. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah80 Wiilkuna waa koray oo ruuxuu ka xoogoobay, wuxuuna joogay cidlada ilaa maalintii uu Israa'iil istusi lahaa. Sien die hoofstuk |