Luukos 1:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Dhalashadiisuna aad ayey kaaga farxin doontaa, dad badanna sidoo kale wey ku farxi doonaan dhalashadiisa. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH14 Waxaad heli doontaa farxad iyo rayrayn; dad badanna dhalashadiisa ayay ku farxi doonaan, Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah14 Waxaad heli doontaa farxad iyo rayrayn; dad badanna dhalashadiisa ayay ku farxi doonaan, Sien die hoofstuk |