Efesos 6:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Ha adeecina markey idin arkayaan oo kaliya ee mar walba adeeca. Waxaa tihiin adoomadii Masiixa, haddaba si daacada u sameeya wuxuu Illaahey rabo inaad sameysaan. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH6 Ha ahaanina kuwo markii loo jeedo oo keliya shaqeeya sida kuwa dadka ka farxiya, laakiinse ahaada sida addoommada Masiixa, idinkoo doonista Ilaah xagga qalbiga ka samaynaya. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah6 Ha ahaanina kuwo markii loo jeedo oo keliya shaqeeya sida kuwa dadka ka farxiya, laakiinse ahaada sida addoommada Masiixa, idinkoo doonista Ilaah xagga qalbiga ka samaynaya. Sien die hoofstuk |