Efesos 6:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Ha joojinina baryada Illaahey mar walbana awoodda Ruuxa ku dhex duceysta. Digtoonaada mar walbana dadka Illaahey u duceeya. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH18 Mar kasta Ilaah wax kaga barya Ruuxa baryo iyo duco kastaba, oo taas ku dhawra adkaysasho oo dhan iyo u-ducaynta quduusiinta oo dhan. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah18 Mar kasta Ilaah wax kaga barya Ruuxa baryo iyo duco kastaba, oo taas ku dhawra adkaysasho oo dhan iyo u-ducaynta quduusiinta oo dhan. Sien die hoofstuk |