Efesos 6:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Sidoo kale waxaad qaadataan gaashaanka iimaanka, waayo wuxuu idin ka difaaci doonaa falaaraha holaca leh ee uu midka sharta leh soo tuurayo. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH16 oo weliba waxaa kaloo aad qaadataan gaashaanka rumaysadka, kaas oo aad ku awoodaysaan inaad ku wada demisaan kan sharka leh fallaadhihiisa ololaya oo dhan. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah16 oo weliba waxaa kaloo aad qaadataan gaashaanka rumaysadka, kaas oo aad ku awoodaysaan inaad ku wada demisaan kan sharka leh fallaadhihiisa ololaya oo dhan. Sien die hoofstuk |