Efesos 5:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Sidaas oo kale nimanku waa iney xaasaskooda u jeclaadaan sida ey jirkooda u jecelyihiin. Waayo ninkii xaaskiisa jecel ayaa laga ogaadaa inuu naftiisa jecel yahay. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH28 Haddaba sidaas oo kale nimanka waxaa ku waajib ah inay afooyinkooda u jeclaadaan sida jidhkooda oo kale. Waayo, kii afadiisa jeclaadaa wuxuu jeclaadaa nafsaddiisa; Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah28 Haddaba sidaas oo kale nimanka waxaa ku waajib ah inay afooyinkooda u jeclaadaan sida jidhkooda oo kale. Waayo, kii afadiisa jeclaadaa wuxuu jeclaadaa nafsaddiisa; Sien die hoofstuk |