Efesos 5:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Markaad kulantaan ku heesa sabuurrado, heeso iyo qasiidooyinka ruuxa idinkoo Rabbiga qalbigiina oo dhan ka ammaanaya. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH19 Iskula hadla sabuurro iyo heeso ammaan ah iyo gabayo xagga ruuxa, idinkoo gabyaya oo Rabbiga qalbigiinna ka ammaanaya. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah19 Iskula hadla sabuurro iyo heeso ammaan ah iyo gabayo xagga ruuxa, idinkoo gabyaya oo Rabbiga qalbigiinna ka ammaanaya. Sien die hoofstuk |