Aanlyn Bybel

- Advertensies -

Efesos 4:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

28 Qof walboo wax xadi jiray ha joojiyo, laakiin gacmahiisa howl wanaagsan haku qabto si uu naftiisa iyo masaakiintaba ku caawiyo.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

28 Kii wax xadi jiray yuusan mar dambe wax xadin, laakiinse ha hawshoodo isagoo gacmihiisa ku shaqaynaya oo wax wanaagsan samaynaya si uu u haysto wax uu siiyo ka wax u baahan.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

Efesos 4:28

Volg ons:

Advertensies

Advertensies