Efesos 2:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Waayo isaga ayaa nabadda noo keenay Yuhuudda iyo dadka aan Yuhuudda ahaynna mideeyay. Waayo jirkiisa ayuu ku burburiyay derbigii kala qeybinayay cadowgana ka dhigayay. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH14 Waayo, isagu waa nabaddeenna, oo waa kan labada mid ka dhigay, oo dumiyey qoqobkii derbiga dhexe, Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah14 Waayo, isagu waa nabaddeenna, oo waa kan labada mid ka dhigay, oo dumiyey qoqobkii derbiga dhexe, Sien die hoofstuk |