Efesos 1:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Waayo intaan aduunka la abuurin ka hor ayuu noo doortay inaan Masiixa ku noqono kuwa quduus ah oo aanan eed lahayn. Jaceylka uu noo qabo dartiis Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH4 xataa siduu inoogu doortay isaga dhexdiisa intaan dunida la aasaasin ka hor inaynu quduus ahaanno oo iin la'aanno isaga hortiisa, isagoo ina jecel, Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah4 xataa siduu inoogu doortay isaga dhexdiisa intaan dunida la aasaasin ka hor inaynu quduus ahaanno oo iin la'aanno isaga hortiisa, isagoo ina jecel, Sien die hoofstuk |