Efesos 1:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Masiixa oo aan la midownay darteed ayaan dhaxalka xagga Illaahey kaga helnay, waayo horey ayuu noo doortay, wax walbana siduu u qorsheeyo ayey u dhacaan. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH11 Isagaynu dhaxal ku helnay innagoo laynagu doortay qasdiga kan wax kasta kaga shaqeeya sida ay tahay talada doonistiisu, Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah11 Isagaynu dhaxal ku helnay innagoo laynagu doortay qasdiga kan wax kasta kaga shaqeeya sida ay tahay talada doonistiisu, Sien die hoofstuk |